Talaalka COVID-19

Koodhka munaasbadu wuu dhacay. Iminka isku duwaan geli talaalka

Isku duwaan geli talaalka COVID-19 Caafimaadka Shacabka – Seattle & Xarunta talaalka Degmada King. Wixii kaalmo, khayraad, iyo macluumaad dheeraad ah, booqo: KingCounty.gov/vaccine

Talaalka waxaa la helayaa hadii la leeyahay caymis, la haysto dhalashada Maraykanka iyo hadii kale ama iyada oo aan la eegeynin xaalada soo galaytiga.


Macluumaadkaagu waa sir, oo looma sheegi doono cidna iyada oo sharcigu waajibinayo moojee. Waxa aanu u adeegsan doonaa in aanu kaa caawino qorshaynta talaalka iyo maamulida. 
 
Macluumaadka Sirta Degmada King
Wargelinta Nidaamka Sirta